Xildhibaan hore oo ku dhaawacmay Weerar bambaano oo ka dhacay Baydhabo

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in galabta halkaasi uu ka dhacay weerar bambaano uu khasaaro kasoo gaaray sadex ruux. Guri kuyaala xaafada Wadajir ee magaalada Baydhabo ayaa lagu weeraray bambaano, waxaana guriga qaraxa lagu weeraray ku sugnaa Xildhibaano hore, waxgarad iyo dad kale oo shacab … Continue reading Xildhibaan hore oo ku dhaawacmay Weerar bambaano oo ka dhacay Baydhabo